ciyaarah olimbikada iyo minnesota

ciyaarah olimbikada iyo minnesota

Uncategorized 2021-08-26 468

Gabdhaha reer Minnesota oo guulo ka soo hooyay tartanka olimbikada ee ka socda dalka jabaan.

Gabadha la yidhaa suni lee ayaa bilad dahab ah ku guulaysatay halka gabadha kale ee la yidhaa regan smith ay ku guulaysatay bilada qalinka.

 

Awale dayr

Leave your comment