KOOXDA AC MILAN OO RAJO KA QABTA HANASHADA HORYAALKA TALYAANIGA

KOOXDA AC MILAN OO RAJO KA QABTA HANASHADA HORYAALKA TALYAANIGA

Uncategorized 2022-05-02 57

Kooxda ac milan ee wadanka talyaaniga ayaa qarka u saaran in ay ku guulaysato horyaalka talyaaniga ka dib markii ay todobadkani ka badisay kooxda fiorentina. 

kooxda ac milan 3 ciyaarood oo kaliya ayaa u hadhay waxayn horyaalka ku hogaaminaysaa labo dhibcood oo ay ka sarayso kooxda ay isku magaalada yihiin ee inter milan.

Leave your comment