ciidamo ka tirsan FBI-da ayaa galay guriga madaxwaynihii hore maraykanka donald trump oo ku yaala duleedka magaalada MIAMI ee gobolka florida.

ciidamo ka tirsan FBI-da ayaa galay guriga madaxwaynihii hore maraykanka donald trump oo ku yaala duleedka magaalada MIAMI ee gobolka florida.

Uncategorized 2022-08-27 30

ciidamo ka tirsan FBI-da ayaa galay guriga madaxwaynihii hore maraykanka donald trump oo ku yaala duleedka magaalada MIAMI ee gobolka florida.
Donald trump ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay ciidamo gurigiisa u daateen xili uu ka maqnaa guriga waxana uu sheegay in ay ciidamadu ay baadheen guriga oo ay xataa jabsadeen khasnadihiisa iyagoo la baxay faylal farabadan.

sababta guriga loo baadhay ayaa lagu sheegay in aya ciidamadu baadi goobayeen faylal ay ku jiraan sir qaran oo ay ahayd in uu wareejiyo makii uu xilka ka dagayay haseyeeshee uu guriga u soo qaatay. 
marar badan ayaa hayada kaydka qaranku ay Donald trump ka codsatay in faylashaas iyo waraaqahaasi ay yihiin hanti dawladeed islmarkaana uu soo celiyo si loo dhigo xarunta kaydka qaranka. codsigaasi oo sida la sheegay uu madaxwayne trump uu dhagaha ka furaystay.

waa markii ugu horaysay ee madaxwayne hore gurigiisa ay ciidamo baadhaan.

by awale dayr

Leave your comment